Tuesday, December 1, 2020

  wllada ku xiran muasasada Alahfaz charitable Foundation of Holy Quran, waxa ay idin kugu bisharaynaysa, in fursado hor leh in kentay aad ku baran kartan dhaman culumta shareecada islaamka mudo koban, fursadaha ay idin la wadagayso waxa kama mid ah :

Arday cusub oo ay qadanayso lana barayo : 📖 xifdinta quranka mudada gaaban.

📖Sharaxa kitaabka 100 حديثا للحفظ laguna gudosinayo shahadoyin.

📖 xifdiga Quraanka & saxitaankisa lagu wada akhrinayno 2da riwayad Xafsa & shucbah Can caasim, waxana ardayga bartay la sinaya Ijaasa sanadkeda ku xarirta nabigeena scw.

📖Kitaabka Alqacidah Al-nuraniyah ( Shahaada) ayu leyahy. 

📖Sharaxa Kitaabka docooyinka muslimka ( حصن المسلم) 

📖Sharaxa kitaabka qaado caqiidada ( كتاب خذ عقيدتك ) 📖barashada Higaada carabiga ( القاعدة النورانية) 📖barashada Sirada Rasuulka SCW 

==================

 Alladaha aan adeegsano oo ardayga laga donayo.

✍🏻Meet Google

✍🏻Skype: Alfurqankarim 

Fah fahin nagala soo xarir +905526225686 

Ama si toos ah uso gal qolka muasasada 

https://chat.whatsapp.com/HOxcohgxEfHDzmcj0BP8V9

Ku so dhowada muasasada alaxhfath.

Friday, March 20, 2020

Assalamu Alaikum Brothers and Sisters!

AL-AHFAZ QURAN CHARITY is online Quran academy. Our teachers give Quranic education to people of all ages. We also help students to practice the lessons they learned at Islamic School. Our aim is to make our students learn Tajweed (Reciting Holy Quran with correct pronunciation and accent) and translation and tafsir of the Holy Quran. Our tutors teach those who want to learn Islam and read the holy Quran online by way of distance courses. We have developed an extensive curriculum for learning the holy Quran and basic islamic education. Our distance courses utilize unique online learning tools, and combine both ancient and modern methods of teaching. Study Islam online through our online interactive learning Islamic classes and experience it for yourself.Courses we offer:Quran ReadingTajweed RulesApplied TajweedQuran TranslationTafsir e QuranBasic Islamic teachingsMemorization of Holy QuranHadithArabic GrammerWhy should I purchase a Qutor classroom plan?

Monday, March 16, 2020

Bishaaro    Bibshaaro   Bishaaaro


Waxaa loogu bishaareynayaa bulsho weynta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka Alahfazquraan Online duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho wuu kula soconayaa hadaba hadaan kuu sharaxo xiisadaha laguu dhigi doono hadii uu Allah SWT raali ka noqdo waa sidan soo socota 1- Higaada Carabiga{ا ب ت ث}  2- Akhrinta Qur’aanka 3 – Tajwiidka Qur’aanka. 4- Xiftiga Qur’aanka. 5- Luuqada Carabiga. 6- Salaada  iyo Axkaamteeda 7- Caqiidada & Aasaaska Islamka 8-Al-Tarbiyah Islaamiya. 9-Cilmul Xadiis. 10.Axkaamta(Fiq-hi) Book1 to 12. 11.Duruus Waalidka ah. 12.siiradanagiga
N.B markazku wuxuu kuyaala magaala madaxda somlia moqdishu wuxuuna kahowlgalaya dhamaan caalamka oo dhan sidaa UK , Canada, USA, Sweden, Norway, Finland Australia iwm fadalan macalinka laxadhidh waa online viber ,imo whatsap  +905526225686

Qaybata engliska

Alahfazquraan Online Our aim insha’Allah is to help children and adults of all ages to learn the holy Quran with Tajweed whether they are complete beginners, have some prior knowledge or aleady possess advanced reading skills. Our trained male and female staff provide 1-to-1 tuition at a pace and schedule to suit everyone. With over 3 years of experience, we currently provide tuition services to adults and children living in USA, UK, Canada,

Qeeybaha machadka

  • 1- qeeybta xifdinta qur aanka kariimka yar yar iyo waaweeyn
  • 2- qeeyta sixidda qur aanka kariimka
  • 3- qeeybta ijaazaadka
  • 4- qeeybta kutubta tajwiidka
Academy ALahfaz memorizetion quran online
Walaal waxaa lagugu bushaarenaya in aad ku baran karto  diintaada islamka adoo  jooga  gurigaaga ama meel  walba sidoo kale
Waxaad si  fudud ku baran kartaa quraanka adoo guriga jooga.
Dadka wax labarayo waa dadka waaweyn iyo caruurta.
Waxaana wax lagugu barayaa hab online ah.
muasasada alahfaz quran online waxay  qaada
naysa arday cusub oo ka kooban arday quranka dhamayay mid horusocod ah iyo arday bilow ah inta sido kle qaybta cilmiga ijasada ku qaado online sanadkeedana ku xariira nabigena suban SCW
hadaba hadaad rabto Wixii faahfahina kala xidhiidh:
  skype: alfurqankarim
number: +905526225686
maamulka muasasada macalim maxamud cabdulahi macalim