Tuesday, December 1, 2020

  wllada ku xiran muasasada Alahfaz charitable Foundation of Holy Quran, waxa ay idin kugu bisharaynaysa, in fursado hor leh in kentay aad ku baran kartan dhaman culumta shareecada islaamka mudo koban, fursadaha ay idin la wadagayso waxa kama mid ah :

Arday cusub oo ay qadanayso lana barayo : 📖 xifdinta quranka mudada gaaban.

📖Sharaxa kitaabka 100 حديثا للحفظ laguna gudosinayo shahadoyin.

📖 xifdiga Quraanka & saxitaankisa lagu wada akhrinayno 2da riwayad Xafsa & shucbah Can caasim, waxana ardayga bartay la sinaya Ijaasa sanadkeda ku xarirta nabigeena scw.

📖Kitaabka Alqacidah Al-nuraniyah ( Shahaada) ayu leyahy. 

📖Sharaxa Kitaabka docooyinka muslimka ( حصن المسلم) 

📖Sharaxa kitaabka qaado caqiidada ( كتاب خذ عقيدتك ) 📖barashada Higaada carabiga ( القاعدة النورانية) 📖barashada Sirada Rasuulka SCW 

==================

 Alladaha aan adeegsano oo ardayga laga donayo.

✍🏻Meet Google

✍🏻Skype: Alfurqankarim 

Fah fahin nagala soo xarir +905526225686 

Ama si toos ah uso gal qolka muasasada 

https://chat.whatsapp.com/HOxcohgxEfHDzmcj0BP8V9

Ku so dhowada muasasada alaxhfath.