Bishaaro Bibshaaro Bishaaaro
Waxaa loogu bishaareynayaa bulsho weynta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka Alahfazquraan Online duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho wuu kula soconayaa hadaba hadaan kuu sharaxo xiisadaha laguu dhigi doono hadii uu Allah SWT raali ka noqdo waa sidan soo socota 1- Higaada Carabiga{ا ب ت ث} 2- Akhrinta Qur’aanka 3 – Tajwiidka Qur’aanka. 4- Xiftiga Qur’aanka. 5- Luuqada Carabiga. 6- Salaada iyo Axkaamteeda 7- Caqiidada & Aasaaska Islamka 8-Al-Tarbiyah Islaamiya. 9-Cilmul Xadiis. 10.Axkaamta(Fiq-hi) Book1 to 12. 11.Duruus Waalidka ah. 12.siiradanagiga
N.B markazku wuxuu kuyaala magaala madaxda somlia moqdishu wuxuuna kahowlgalaya dhamaan caalamka oo dhan sidaa UK , Canada, USA, Sweden, Norway, Finland Australia iwm fadalan macalinka laxadhidh waa online viber ,imo whatsap +905526225686
Qaybata engliska
Alahfazquraan Online Our aim insha’Allah is to help children and adults of all ages to learn the holy Quran with Tajweed whether they are complete beginners, have some prior knowledge or aleady possess advanced reading skills. Our trained male and female staff provide 1-to-1 tuition at a pace and schedule to suit everyone. With over 3 years of experience, we currently provide tuition services to adults and children living in USA, UK, Canada,
Qeeybaha machadka
- 1- qeeybta xifdinta qur aanka kariimka yar yar iyo waaweeyn
- 2- qeeyta sixidda qur aanka kariimka
- 3- qeeybta ijaazaadka
- 4- qeeybta kutubta tajwiidka